Shir lagu Heshisiinaayo Beelo Walaalo ah oo laga daah-furay deegaanka Burka Dirin.

0
136

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Madaxweynaha Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen iyo Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa deegaanka Burka Diirimeed ka daah furay Shirka Dib u Heshiinsiinta Beelihii Walaalaha ahaa ee dhowaan ku dagaalamay deegaano hoostaga Degmooyinka Cadale iyo Raage Ceelle.

Warbixintan waxaa Inoo Soo jeedineysa : – Xaliimo Cali.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here