Mas’uuliyiin Ka socda KG Oo kormeeray Xarunta Tababarka Macallimiinta Baydhabo

0
90

Jowhar – (Radio Isnaay ) – Wasiir kuxigeenka iyo Agaasimaha guud ee Wasaarada Waxbarashada Dowlad Gobaleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa booqday xarunta Tababar Macallimiinta magaalada Baydhabo oo ay Tababar ku qaadanayaan Macallimiin dhawaan ay qaadatay Wasaaradda Waxbarashada Dowladda dhexe.

Warbixintan Waxaa inoo Soo jeedinaya : – Maxamed Abuukar.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here