Shir looga hadlayay dardar-Gelinta Mashaariicda Horumarineed oo lagu qabtay Baydhabo.

0
141

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Madaxweynaha KG ayaa Waxa uu Hay’addaha kala hadlay Dardar-Gelinta Mashaariicda lagu Horumarinayo Bulshada,asigoo hey’daha kulun kula qaatay xaruunta madaxtooyada KG Waxa uu sido kale kala hadlay howlaha Shaqo ay ka wadan deegaanada KG gaar ahaa Xudur iyo Bardaale.

Warbixintan waxaa Inoo Soo jeedineysa : – Xaliimo Cali.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here