Kulan looga Hadlayay Arimaha Kobaca Dhaqalaha Dalka Oo Muqdisho Lagu Qabtay.

0
78

Jowhar (Radio Isnaay)- Magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka ayaa lagu qabtay shir looga hadlayay koboca dhaqaalaha dalka ee ku biirista ururka dhaqaalaha Bariga Africa, waxana shirkan ka qeyb galay khuburo ku xeel dheer arrimaha dhaqaalaha, siyaasadda iyo ardayda barata cilmiga dhaqaalaha ee jaamacadda SIMAD.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedinaya : – Cabdifitax Axmed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here