Jowhar (Radio Isnaay)- Wasaaradda Dib u heshiisiinta & Nabadeynta Maamulka Hirshabeelle Ayaa Magaalada Jowhar ku qabtay aqoon isweydaarsi ku saabsanaa Shaqaallaha Dowhada & Bulshada rayidka.
Waxaa kulanka ka soo qeybgalay qeybaha kala duban ee bulshada,Maamulka Degmada , Maamulka Gobalka Shabeellaha Dhexe , & Masuuliyiin ka tirsan Maamulka Hirshabeelle.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedinaya : –Cabdiweli Axmed.