Haweeney fal cajiib ah sameysay kadib markii ‘loo diiday inay isticmasho musqusha diyaaradda

0
106

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Diyaaradda Spirit airlines ayaa muuqaal gudaheeda laga dubay wuxuu muujinaya qof rakaab ah oo diyaaradda gudaheeda ku dhex kaadinaya iyadoo ay hortaagan yihiin dad u muuqda inay yihiin shaqaalaha diyaaradda Spirit Airlines iyadoo ka cabanaysa in loo diiday inay isticmaasho musqusha diyaaradda sida ay warbaahinta sheegtay.

”Salaam kamarada,” mid ka mid ah shaqaalaha diyaaradda ayaa la maqlay iyada oo u sheegaysa qofka kudhex kaadineysa gudaha diyaaradda

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here