Gaadiid loogu talagalay Gurmadka Deg Deg ah Oo Lagu Wareejiyey Wasaaradda Caafimadka Puntland.

0
62

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasaaradda caafimaadka ee maamulka puntland ayaa kala wareegtay hay’adda Badbaadada caruurta (Save The Children) gaari Ambulus ah kaasoo loogu talagalay in loogu adeego bulshada ku nool degmada Jariiban ee Gobolka Mudug.

Warbiixntan Waxaa inoo Soo jeedinaya : – Cabdifitax Axmed Maclow.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here