Shilalka Mooto bajaajka iyo Gawaarida oo ku badanaya Beydhabo.

0
91

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Magaalada Baydhabo Waa Magaalo heshay hada laamiyo si wanagsan loo dhisay, suuqyadeeda qaarna ay yihiin kuwa mashquul badan taasi oo dadka Shacabka ay kala kulmaan culeysyo, maadaama  maalmihii u dambeeyay Magaaladaasi ka dhacayen Shilal dhibaato geysta.

Warbixintan Waxaa inoo Soo Jeedinaya : – Cabdiweli Axmed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here