Caruur uu soo ritay cudurka Jadeecada oo ladhigay isbitaalka Banaadir.

0
87

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wararka ka imaanaya Magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in kabadan 20 caruur ah oo uu soo ritay cudurka Jadeecada in la dhigay isbitaalka Hooyada iyo dhallaanka ee Banaadir ee magaalada Muqdisho.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Maxamed Abuukar.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here