Hoos udhac Ku Yimid Qiimaha Qudaarta Suuqyada Magaalada Jowhar.

0
76

Jowhar – (Radio Isnaay) – Hoos u dhac ayaa ku yimid qiimaha lakala siisto Qudaarta Magalada Jowhar ee caasimada hirshabelle,qaaar ka mid ah Ganacsatada iibisa Qudaarta suuqyada Magalada Jowhar ayaa ka warbixiyay Hoos u dhacan ku yimid qudaarta

Warbixintan waxaa soo jeedineyso:- Xaliimo Cali Ibraahim.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here