Baaq Nabadeed oo loo Diray Beelo ku Dagaalamaya deegaano hoostaga Cadale iyo Raaga-ceelle.

0
109

Jowhar ( Radio Isnaay ) Deegaano hoostaga Degmooyinka Cadalle iyo Raaga ceelle waxaa ka socda dagaal u dhaxeeya beelo walaalo ah islamarkaana soohdin wadaag ah, Guddoomiye kuxigeenka dhanka arrimaha bulshada iyo dib u heshiisiinta Gobolka Sh/dhexe ayaa ku baaqay in si deg deg loo joojiyo colaada.

Cabdiweli Axmed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here