Xiriirka Kubadda Cagta Jowhar oo sheegay in ay wadan qorshe lagu horumarinayo Cayaaraha.

0
82

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Xiriirka Kubadda cagta degmada Jowhar ayaa Waxa uu wada qorshe lagu hormarinayo tartamada Kubadda cagta deegaanada Hirshabeelle.

Warbixintan Waxaa inoo Soo jeedineysa : – Xaliimo Cali Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here