Sare Ukac ku yimid Qiimaha la Iibiyo Kalluunka Suuqyada Muqdisho.

0
48

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Suuqa weyn ee lagu iibiyo kalluunka magaalada muqdisho ee Caasimada dalka Soomaaliya ayaa laga dareemayaa sare u kac dhinaca qiimaha lagu kala iibsanayo kalluunka.

Warbixintan Waxaa inoo Soo Jeedinaya : – Cabdiweli Axmed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here