Maalinta Xirfadaha dhalinyarada Adduunka oo Maanta laga xusayo Caalamka.

0
84

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Sannadkii 2014-kii, Golaha loo dhan yahay ee Qaramada Midoobay ayaa 15-ka Luulyo u aqoonsaday Maalinta Xirfadaha Dhallinyarada Adduunka, si loogu dabaaldego muhiimadda istiraatijiyadeed ee ay leedahay in dhallinyarada lagu qalabeeyo xirfado shaqo, shaqo hufan iyo hal-abuur ganacsi.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedineysa : – Xaliimo Cali Ibraahim.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here