Mashaariic horumarineed oo laga dhagax dhigay Hargeysa

0
102

Jowhar – ( Radio isnaay ) – Gudoomiye ku xigeenka Hay’adda barakacayaasha Somaliland Faadumo Cabdulaahi Cumar ayaa kaamka Barakacayaasha Naasa Hablood C ee magaalada Hargeysa ka Dhagax-dhigtay Dhismayaal iskugu jira Xarun Caafimaad iyo Dugsi Waxbarasho.

Xaliimo Cali Ibrahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here