Tababar ku saabsan Xeerka da’yarta Puntland Oo lagu soo gabo gabeeyay Garoowe.

0
137

Jowhar – (Radio Isnaay) –Wasaaradda Cadaalada dastuurka arimaha diinta iyo dhaqan celinta ee dowlada goboleedka puntaland ayaa tababar u qabatey 35 xubnood oo ka kala socodey laamaha cadaalada Puntland, ujeedka tababarka ayaa ahaa in la xoojiya fulinta xeerka da’yarta ee dowlada Puntland.

Warbixintan waxaa Inoo Soo jeedinaya : – Cabdiweli Axmed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here