Dhalinyaro kunool Kismaayo Oo Bilaabaya Dhireyta Deegaanka.

0
67

Jowhar – (Radio Isnaay) –Munaasabad lagu shaac bixinayay midow Dhalinyaro oo ka shaqeyn doono cagaarinta deegaanka ayaa lagu qabtay Magalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose iyadoona midowgan uu lamagac baxay Cagaarsan.

Xildhibaano,Wasiiro iyo qeybaha kala duwan ee bulshada ayaa kasoo qeyb galay munaasaban iyadoona laga jeediyay hadala badan oo lagu dhiiro gelinayo midowga dhalinyarada Cagaarsan.

Warbixintan Waxaa inoo Soo jeedinaya : – Maxamed Abuukar.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here