Ururka Naafadda Gobalka Sh/dhexe Oo rajo wanaagsan Ka muujiyay Doorashada qof iyo cod.

0
91

Jowhar – (Radio Isnaay) –Ururuka Naafadda Gobalka Shabeellaha dhexe oo kamid ah Ururada Bulshada Rayidka ayaa rajo wangsan ka muujiyay in xaquuq haatan ka maqan ay hadii dalka ay ka dhacdo Doorasho Qof iyo cod ah.

Isaaq Xeydar oo kamid ah Naafadda Gobolka Sh/dhexe ayaa sheegay in haatan xaquuq aysan ku laheen Siyaasadda balse marka lagaaro Doorashada qof iyo cod ah ay sameysan doonaan xisbi ugaar ah si xaqooda ay u helaan.

Warbixintan waxaa Inoo Soo jeedinaya : – Maxamed Nuur Xuseen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here