Jowhar -( Radio Isnaay ) – Magaalada jowhar ee caasimadda dowlad goboleedka hirshabeelle ayaa maanta lagu qabtay dood looga hadlayay Sida dalka ay ugu dhici laheyd doorasho qof iyo cod ah.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedinaya : – Maxamed Nuur Xuseen.