Qoysas ka barakacay deegaanno ka tirsan gobolka Hiiraan oo duruufo adag wajahaya

0
39

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Magaalada Baladweyne ee xarunta gobalka Hiiraan waxaa dib udejin loogu sameeyay qoysas badan oo ka barakacay deegaano kale duwan oo katirsan gobalka Hiiraan kuwaasi oo ay saameysay Abaarta kajirta gobalkaasi.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedinaya : – Maxamed Abuukar.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here