Dhalinyarada Magaalada Jowhar Oo ka hadlay Faa’idooyinka Baraha Bulshada

0
92
Kiev, Ukraine - October 17, 2012 - A logotype collection of well-known social media brand's printed on paper. Include Facebook, YouTube, Twitter, Google Plus, Instagram, Vimeo, Flickr, Myspace, Tumblr, Livejournal, Foursquare and more other logos.

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Qaar kamid ah Dhalinyarada Magaalada Jowhar aya sheegay  in isticmaalka Baraha Bulshada ay ku jiraan faa’idooyin baddan inkastoo ay jiraan qasaaro barbar socda mararka qaar.

C/raxaan Maxamed oo kamid ah dhalinyarada Wax ka barata Baraha Bulshada ayaa sheegay  faa’idooyinka Baraha Bulshada ay leeyihiin.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedineyso : – Maryamo Sheekh Cabdi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here