Haween Ku dhaqan Magaalada Kismaayo Oo helay Waxbarasho Lacag la’aan ah

0
78

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Qaar kamid ah Haweenka danyarta ah ee ku dhaqan magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka Jubbada hoose ayaa ka faa’ideystay Fursada Waxbarasho oo lacag la’aan oo ay helaan maadaama aysan awoodin bixinta qarashaadka ay wax ku baran lahaayeen.

Xarunta Waamo Women Center ayaa suuro gelisay in haweenkan ay helaan fursadda Waxbarasho iyadoona labarayo xirfada kala duwan oo ka caawin doona  helida shaqooyinka iyo in fursada Ganacsi ay abuurtaan.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedinaya : – Maxamed Abuukar Cabdiraxmaan.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here