Mashruuca Cagaarinta Garoonka Diyaaradaha Garowe Oo la daah-Furay

0
129

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasiirka Wasaaradda Duulista Hawada iyo Garoomada Puntland Ilyaas Cusmaan ayaa magaalada Garoowe ka daahfurey wejiga koowaad ee dhireynta Garoonka Diyaaradaha Garowe.

Waxa ka qeyb kalay madasha lagu daahfurayey dhireynta wejiga koowaad mas’uuliyiin katirsan wasaarada Duulista Hawada iyo Garoomada Puntland Wasiirka Deegaanka Puntland iyo Saraakiil ka tirsan Ururka Bisha Cas.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedinaya : – Cabdifitaax Axmed Macallow

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here