Mashaariic Horumarineed oo Laga dhagax dhigay Magaalada Baraawe.

0
83

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wafdi balaaran oo ay hogaaminayeen Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada XFS Faarax shiikh Cabduqaadir,wasiirka deegaanka iyo isbadelka cimilada Marwo Khadiijo Maxamed, wasiiro iyo Masuulyiin katirsan Maamulka Koonfur galbeed ayaa gaaray Magaalada Baraawe ee xarunta Koonfur galbeed.

Cabdiwahab Caddow.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here