Dowladda Soomaaliya oo faah faahin ka bixisay shil diyaaradeed oo ka dhacay Muqdisho.

0
43

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – faah faahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helaya diyaarad ay leedahay Shirkadda Hala Airlines oo ka timid Magaalada Garoowe, isla markaana siday Dad Shacab ah ayaa ku soo dhacday garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here