Kulan looga hadlayay Xaalada Bani’aaddanimo ee Gobalka Bakool oo lagu Qabtay Xudur.

0
86

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Gudoomiyaha Degmada Xudur Cumar Cabdulaahi Maxamuud ayaa xaruunta Degmada kulan kula qaatey Saraakiil ka socotey Hay’addaha kala duwan ee Samafalka ee ka shaqeeya magaalada Xudur, kuwaas oo uu ka dhageystey warbixin ku saabsan adeegyada bani’aadanimo ee gargaarka ah ay ka wadaan deegaanka.

warbixintan Waxaa inoo Soo jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here