Jowhar – ( Radio Isnaay ) -Tuulada Garsaaley waxa ay Magaalada Jowhar kaga beegantahay dhanka waqooyi waxaa saameeyn lixaad leh ku yeeshay dadka ku nool tuuladaasi fatahaada Wabiga shabeelle.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedinaya : – Cabdiweli Axmed Hilowle.