Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Ololahan buufinta cayayaanka goobaha barkacyaasha magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay waxaa iska kaashanaya wasaaradaha Caafimaadka DFS iyo midda maamulka KGS.
Warbixintan Waxaa ino Soo jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan.