Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Magaalada Hargeysa ee Caasimadda Somaliland ayaa lagu qabtay kulankan oo looga hadlayay sidii loo ilaali lahaa xuquuqda dadka baahiyaha gaarka ah qaba ee ku nool Somaliland.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan.