Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Isbitaalka Banaadir ee magaalada Muqdisho ayaa laga daahfuray mashruuc aay siwada jir ufulinayaan Wasaaradda Caafimaadka XFS Iyo Hay’adda Human Appeal kaasi oo Daaweyn iyo baritaano lacaga la,aan ah loogu sameeynaayo Dadka qaba Xanuunka Indhaha.
Warbixintan waxaa Inoo Soo jeedinaya : – Cabdicasiis xasan.