Tababar ku saabsan tabinta sheekooyinka wanaagsan iyo tiiranyo bixinta oo lagu soo gaba-gabeeyay Baladweyne.

0
41

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – In ka badan 30 wariye oo ka kala socda degmooyinka gobolka Hiiraan ayaa tababar ku saabsan hab tabinta sheekooyinka wanaagsan iyo tiiraanyo bixinta loogu soo gaba gabeeyay Magaalada Baladweyne.

Warbixintan waxaa Inoo Soo jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here