Tababar ku saabsan Hogaaminta Haweenka oo lagu qabtay Muqdisho.

0
87

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasiirka Haweenka iyo xuquuqul insaanka XFS ayaa magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya tababar uga furtay haween loo tababarayo hogaaminta Haweenka Soomaaliyeed.

Warbixintan Waxaa inoo Soo jeedinaya : – Cabdifitax Axmed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here