Dhalinyarada Jowhar oo ka Hadlay Dhibatooyinka ay kala Kulmaan Isticmaalka Mandooriyaha.

0
90

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Sanadihii ugu dambeyey waxaa aad u soo kordhaayay dhalinyarada isticmaasha wax yaabaha maanka dooriya Sida xashiishka, taabuuga iyo cirbada leysku daroogeeyo iyado dhalinyarada istcmaasha mararka qaar ay la soo gudboonaato xaalado caafimaad daro .

Warbixintan Waxaa inoo Soo Jeedinaya : – Cabdiweli Axmed Hilowle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here