Mashaariic Horumarineed oo Laga Hirgeliyay Xarunta Jaamacadda Umadda ee Cabudwaaq.

0
94

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasiirka arrimaha Gudaha Galmudug cabdi Maxamed Jamac Cabdi waayeel  iyo masuuliyiin uu Hogaaminayay oo ay Qeyb ka ahaayeen Madaxda Heyadda I O M  ayaa kormeeray mashaariic horumareineed oo laga hirgeliyay gudaha xarunta Jaamacadda Umadda Soomaaliyeed faraceeda Galmudug ee Magaalada Caabudwaaq.

Warbixintan Waxaa inoo Soo jeedinaya : – Cabdiwahab Caddow.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here