UK oo bishii June sanadkan aragtay kuleylkii ugu darnaa

0
39

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Celceliska heerkulka bishii ee 15.8C (60.4F) ayaa dhaafay celceliskii hore ee heerkulka Juun oo la diiwaan geliyay 1940 iyo 1976, 0.9C.

Isbeddelka cimiladu ayaa keenay in uu dhaafo rikoorkii hore ee wadajirka ahaa ugu yaraan laba jeer, saynisyahannadu sidoo kale waxay yiraahdeen in rikoorkas la jabiyay 72 ka mid ah 97-da goobood ee UK ee xogta heerkulka laga soo ururiyay.

Sidoo kale guud ahaan diiwaanka UK ee June , England, Scotland, Wales iyo Northern Ireland mid kastaa waxa uu diiwaangeliyay June bishii ugu diiranayd tan iyo markii Xafiiska Met uu bilaabay ururinta xogta 1884kii

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here