Ganacsatada Seylada Xoolaha Jowhar oo Walaac ka Muujiyay Xoolo Yari Soo Wajahday.

0
148

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Qaar kamid ah ganacsatada yar yar ee seylada xoolaha Jowhar ka ganacsadato ayaa sheegay inaay jiraan xoolo yaraan laga dareemayo sabab la xiriira fataahada wabiga shabeelle oo kala jartay wadooyinkii qaar ay soo mari lahaayeen xoolo-dhaqatada.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedineysa: – Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here