Munaasabad ay ku qalinjabinayeen in kabadan 330 arday oo lagu qabtay  Iskuulka Saffa Magaalada Beledweyne.

0
82

Munaasabadaan oo ay ku qalinjabinayeen 336 Arday oo dhameeysatay Dugsiga dhexe iyo
qeybta luqadaha ee Iskuulka Saffa ayaa ka dhacday Magaalada baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan.
Waxaana kasoo qeyb galay Maamulka iskuulka Saffa,bahda waxbrshada, waalidiin ,dhaqaatiir iyomarti sharaf kale
Ugu horeeyn waxaa ka hadalay Maamulha Iskuulka Saadaq Maxamed Ibraahim isagoo sheegay tirade ardayda iyo fasaladooda
Warbixintaan waxaa inoo soo Jeedineeysa:-  Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here