Aqoonyahannada Kismaayo oo Dhallinyarada ugu Baaqay Kashaqeynta Bilic soo celinta Magaaladaasi.

0
84

Dhalinyarada waa Xoogga dalka iyo deegaanka bilic soo celinta ayaana lafdhabar u ah Deegaan caafimaad qaba.
Dhalinyarada waa kuwo laf dhabar u ah bulshada Soomaaliyeed, waxaana looga baahan yahay in ay ka qeyb qaataan  bilic soo celinta Deegaanka,Arimaha amniga, Hormarinta Deegaanka, iyo dib u soo celinta Nabadda.
Qaar ka mid ah dadka aqoonyahanka ee kunool Magaalada kismaayo ee Xarunta Kumeelgaarka ah ee Maamulka Jubbaland ayaa dhalinyarada ugu baaqay in ay ka qeyb qaataan bilic soo celinta Deegaanka.

Warbixintaan waxaa inoo soo Jeedinaya:- Abdiwahab Addow Mohamud.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here