In kabadan 40 arday oo fursado waxbarasho ka helay iskuul ku Yaala Baladweyne.

0
96

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – In ka badan 40 arday oo iskugu jiro danyar iyo agoon ayaa fursado waxbarshada oo bilaash ah ka helay iskuulka Al-mustaqiim oo ku yaallo xaafada Buundweyn ee magalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan.

Warbixintan Waxaa inoo Soo jeedinaya : – Cusmaan Cabdalla Cusmaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here