Xarun caafimaad oo laga hirgeliyay deegaanka Burkuus ee Gobolka Hiiraan.

0
49

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Deegaanka Burkuus Oo Hoos Yimaada Degmada Buuloburte ee Gobolka Hiiraan Ayaa Laga Hirgiliyay xarunta Hooyada Iyo Dhalaanka oo baahi weyn uqabeen dadka deegaanka iyo deegaanada kale ee udhow.

Warbixintan waxaa Inoo Soo jeedineysa : – maryan Shiikh.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here