Munaasabad loogu dabaal dagayay Xuska 1-da Luuliyo oo lagu qabtay Jowhar.

0
91

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Munaasabad lagu xusayay 63-sano guuradii kasoo wareegatay markii ay gobolada Koofureed ee dalkeenna ka xoroobeen gumaystihii Talyaaniga iyo Israacii Gobolada Waqooyi iyo kuwa koonfur ee Soomaaliya ayaa lagu qabtay magaalada Jowhar ee xarunta Gobolka Shabeellaha dhexe.

Warbixintan waxaa Inoo Soo jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here