Kulan looga hadlayay Horumarinta reer miyiga oo lagu qabtay Baladweyne.

0
93

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Kulankan oo ay soo qaban qaabisay wasaarada horumarinta reer miyiga Hirshabeelle ayaa lagu qabtay magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka hiiraan.

Kulanka oo looga hadlayay sida ugu mihiimsan ee loo caawinkaro dadka reer miyiga ah ayaa waxaana ka qeyb galay xubno kamida maamulka gobolka Hiiraan kan degmada Baladweyne iyo qaar kamida hey,adaha samafalka ee ka howlgala gobolka Hiiraan.

Warbixintan waxaa inoo Soo jeedineysa : – Xaliimo Cali.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here