Cudurka Sonkorta oo Saameeyn ku yeesha Carruurta Soomaaliyeed.

0
50

Jowhar – ( Radio Isnaay )  -Cudurka Macaanka ayaa ah Cudur ay la nool yihin Bulsho fara badan oo ku kala noo daafaha Caalamka, waxeyna dadka Cudurkaan la nool ay badankooda qaataan daawooyin looga talagaley waxaana cudurka macaan uu yahay mid ku kala dhaca dadka waaweyn iyo caruurta.

Warbixintan waxaa Inoo Soo jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here