Madaxweyne Guudlaawe oo Munaasabadda Ciidul Adxaa ugu Hambalyeeyay Shacabka Hirshabeelle.

0
86

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Madaxweynaha Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen oo ku hadlayay Afka Golayaasha Dowladda ayaa Hambalyo ku aadan Munaaaabadda Ciida Carafo u diray dhammaan Muslimiinta Caalamka, gaar ahaan Shacabka Soomaaliyeed.

Warbixintan waxaa Inoo Soo jeedinaya : – Maxamed Abuukar.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here