Baahi dhanka qalabka ah oo soo wajahday isbitaalka degmada Balcad.

0
79

Jowhar – ( Radio Isnaay )- Isbitaalka Degmada Balcad oo maalin kasta qaabila bukaano badan oo kayimaada tuulooyinka hoos yimaada degmada ayaa waxa soo wajahay agab-yari sida saalada qaliinka, keydka Dhiiga iyo qololka jiifka u ah bugaanada isbitaalka.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedinaya : – cabdicasiis xasan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here