Natiijada doorashada duqa Toronto ee ay ku tartamayeen Eyga iyo murashaxiin kale oo la shaaciyay

0
45

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Waxaa la shaaciyay natiijada doorashada duqa magaalada Toronto oo ay ku tartamayeen ey iyo boqol iyo kow qof.

Doorashadan oo ahayd tii labaad ee la qabto muddo sideed bil gudaheed ah ayaa timid kadib markii uu si lama-filaan ah isu casilay duqii hore John Tory oo ay kusoo baxday fadeexad.

Waxaa hadda doorashada ku guuleystay gabadh soo-galooti ah oo shiineys ah oo Hong Kong ku dhalatay.

Gabadhan oo lagu magacaabo Olivia Chow oo 66 sano jir ah ayaa ka guuleystay boqol iyo labo murashax oo mid ka mid ah uu yahay Ey.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here