WARARKA Mashruuca Horumarinta Nabadda iyo xasiloonida oo laga daah-furay Degmada Dhoobley. By admin - June 25, 2023 0 87 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Guddoomiyaha Degmada Dhoobley ee Gobolka Jubbada Hoose ayaa daah-furay mashruuc horumarineed oo ku saabsan ka shaqaynta arimaha nabadda iyo xasiloonida. Warbixintan Waxaa inoo Soo jeedinaya : – Maxamed Abuukar. https://radioisnaay.so/wp-content/uploads/2023/06/MAXAMED-DHOOBLEY.mp3 Share this:FacebookX