Dowladda Soomaaliya oo wada qorshe lagu hubinayo tayada shidaalka la keeno dalka.

0
38

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasiirka macdanta iyo batroolka xukuumadda federaalka Soomaaliya Cabdirisaaq Cumar Maxamed ayaa magaalada Muqdisho kulan kula qaatay madaxda shirkaddaha dalka keena shidaalka.

Kulankan aya looga hadlayay sidii dalka loo keeni lahaa shidaal nadiif ah islamarkana tayadiisa ay wanaagsantahay si looga hortago dhibaatooyinka ka dhasha shidaalka.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here