Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Waxaa maalmo kooban nooga harsan maalinta ciiddul carafa, ciidaana waxaa sida caadiga ah ay tahay maalinta dadka muslimiinta ay qashaan xoolaha kala duwan gaar ahaan kuwa awooda.
Warbixintan Waxaa inoo Soo jeedinaya : – Maxamed Abuukar.