Maamulka Galmudug oo dadka degan guryaha dowladda ugu baaqay inay ka guuran.

0
72

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Hanti dhowraha guud ee dowlad goboleedka Galmudug Xaashi Cusmaan Maxamad oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in dowlad goboleedka Galmudug uu qorshe uga yaal dadka degan dhulalka dowlada ee magalooyinka waaweyn ee Galmudug.

Warbixintan waxaa Inoo Soo jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here